Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Muwaadiniin Ruush ah oo lagu dilay Suuriya

Waxaa haatan caddaatay in ugu yaraan laba dagaalyahan oo wadaniyada Ruushku biyo dhigtay, oo la rumaysanyahay in ay yihiin dagaalyahanno calooshooda u shaqaystayaal ah oo taageerayey ciidamada Suuriya lagu dilay duqayn cirka ah oo ay Maraykanku ku qaadeen Suuriya todobaadkii hore.