Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Booskii Wasiir Siraaji oo Maanta La Dooranayo.

Magaalaada Kismaayo Waxaa Siwayn Loogu Soo dhaweeyay Maanta
Mahamuud Abdullaahi Siraje oo ah Walaalka Alaah hawnaxariistee Wasiir,Xildhibaan,
Abass Siraji oo Sanadii 2017 Lagu Dilay Magaalada Muqdisho,

Maxamuud Waa Musharax utaagan Booskii Xildhibaanimo ee uu Kabaxay walaalkii

Mahamuud Waxaa uu aad ugu eggahay Walaalkii Dhankaste Waana labadii Da’ood ee isku xigay ,
Waxaa La sheegay Mahamuud in uu kayimid Dalka (CANADA) halaas oo uu Kahelay Deeq Waxbarasho heer Jaamacadeeda,

author: 
admin