Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Ciidanka XDS oo Shabaab ka saaray deegaano ka tirsan G/Gedo

Taliyaha Ururka 49 ee Ciidamaad Xoogga Dalka Soomaaliyeed C.fitaax Maxamed Turbac oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab oo ay Ciidamada ka sameeyeen Degaano ka tirsan Gobolka Gedo. Taliye C.fitaax Maxamed Turbac ayaa tilmaamay in Ciidamada […]

author: 
Mowliid Sabriye