Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Ergo ka socota Midowga Afrika oo ku sugan Soomaaliya

Xubno ka socda waaxda nabad gelyada ee Midowga Afrika ayaa booqasho ku jooga Soomaaliya, iyagoo u kuurgalaya xaaladda ammaan ee Dalka iyo heerka uu gaarsiisan yahay gudashada waajibaadka xoogagga nadab ilaalinta AMISOM iyo Millitiriga Soomaaliya. Wafdigan oo ka kooban Toban qof ayaa dalka joogi doona muddo Afar Cisho ah, waxanay kulammo kala duwan la yeelan […]

author: 
Mowliid Sabriye