Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Faransiiska: Waan weerari doonaa Suuriya haddii la xaqiijiyo in Asad uu adeegsaday kiimiko

Madaxweynaha dalka Fransiiska, Emmanuel Macron ayaa ku hanjabay inuu duqeyn doono Suuriya haddii ay caddaato wararka sheegaya in xukuumadda Dimishiq ay dadka rayidka ah u adeegsatay hubka kiimikada.