Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Waa arday uu burburkii Soomaaliya ka xanibay hankiisi waxbarasho

Maxamuud Calasow wuxuu ka mid ahaa arday uu burburkii Soomaaliya ka xannibay hankiisi waxbarasho in ka badan kala bar cumrigiisa ayuu sugayay maanta oo kale hadda ardayda uu wax la baranayo waxa ay la da'yihiin carruutiisa.