Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Hoggaamiyaha mucaaradka Zimbabwe oo geeriyooday

Hoggaamiyaha xisbiga ugu weyn mucaaradka waddanka Zimbabwe, Morgan Tsvangirai, ayaa ku geeriyooday waddanka Koonfur Afrika, sarkaal sare oo ka tirsan xisbigiisa MDC ayaa sidaasi sheegay.