Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

DAAWO:-Khamrigii Ugu Badnaa Oo Maanta Lagu Qabtay Magalada Burco Iyo Maxkmadda Gobolka Togdheer Oo Xukun Ku Riday Rag Lagu Soo Qabtay Khamri

Jan 18, 2018 Burco (Cadceed) –Khamrigii Ugu Badnaa Oo Maanta Lagu Qabtay Magalada Burco Iyo Maxkmadda Gobolka Togdheer Oo Xukun Ku Riday Rag Lagu Soo Qabtay Khamri,

Warbixin Laga Diyaariyay Dalka Dunida Ugu Nolol Fiican.

Jan 18, 2018 Hargeysa (Cadceed) –Dalka New Zealand waa waddanka ugu nolosha wanaagsan dunida. Wuxuu ku yaallaa dhinac koonfureed ee meeraha dhulka, waxaana uu ka kooban yahay laba jasiiradood oo ah waqooyi iyo tan koonfureed. Bulshada New Zealand ayaa ka kooban 4.8 Milyan qof, waxaana ay ku jiraan dhinaca nolosha heerka ugu sareeya dunida dhinacyada waxbrashada, daryeelka caafimaadka,.fursadaha shaqo iyo kuwa dhaqaale, xoriyadda maamulka iyo wixii la mid ah.

R/W Khayre oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay arrmaha gar-gaar ee bini-aadanimadda Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ahee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb-galay shirk ay soo qaban qabiyeen ururka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, kaa soo looga hadlayay qorshaha gar-gaar ee arrmaha bini-aadanimadda sanadka 2018. Shirkan oo ay ka soo qayb galayn dhammaan hay’addaha Qaramada Midoobay ee ka howlgala dalka, ayaa lagu falanqeeyay dhamaan […]

Wasaaradda Warfaafinta oo dib u howlgalisay Kooxdii Kubadda Cagta Madbacadda Qaranka

Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya ayaa 28-sano ka dib markii ugu horaysay dib u soo noolaysay kooxdii Kubadda Cagta ee Madbacadda Qaranka, taas oo lagu xasuusto ciyaarihii cajiibka ahaa ee barisamaadkii soo bandhigi jirtay kooxdaan. Munaasabadda dib u howlgelinta Naadiga Madbacadda Qaranka oo hoostagta wasaaradda Warfaafinta, ayaa waxaa goob-joog ka ahaa wasiirka […]

South African regulator pursuing criminal complaints against SAP, KPMG, McKinsey

JOHANNESBURG (Reuters) – South Africa’s companies registry office is pursuing criminal complaints against SAP (SAPG.DE), KPMG and McKinsey on suspicion that business they conducted with friends of President Jacob Zuma broke the companies act, it said on Wednesday.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS