Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Deg Deg Qaraxyo is Xig Xiga oo Goor dhaw Ka dhacay Muqdisho.

Qaraxyo is xig xigay ayaa goor dhaw ka dhacay Muqdisho Qaraxa kowaad ayaa ka dhacay agagaarka Masaajidka is bahaysiga islaamka ee Muqdisho.

Qaraxii labaad ayaa dhacay daqiiqado kadib markii qarax xooggan uu ka dhacay agagaarka K-M 0 oo u dhaw isgooyska jubba.

Qaraxa labaad waxaa la sheegay in ay joojiyeen ciidamada ammaanka oo ka war helay gaariga labaad ee qaraxa waday waxaana rasaas ku furay ciidamada ammaanka iyaddoona gaariga uu isku qarxiyay bar koontarool oo ciidamada ilaalada madaxtooyada ay ku leeyihiin isgooyska Sayidka.

Maamulka Degmada Hobyo oo shacabka ugu baaqay inay la shaqeeyaan ciidamada

Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Hobyo Maxamuud Maxamed Cawaale iyo xoghayaha maamulka Degmada ayaa uga horeyn uga mahad celiyay ciidamada amniga sida ay maamulka uga gacan siiyeen bur burinta dhismayaal fara badan oo ku yaalay wadooyinka bulshada ka dhaxeeya, kuwaasi oo ahaa sharci darro. Maamulka ayaa xusay in ciidamada Nabadgelyada ay ku guuleysteen bur burinta dhismayaasha sharci […]

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS