Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Fariisimo ay Al-Shabaab ku lahaayeen Gedo oo la bur-buriyay

Taliyaha Ururka 49 aad , guutada 10 aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Faarax Maxamed Turbac, ayaa sheegay in Ciidnka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay howlgallo ka dhanka ah Al-Shabaab ka fuliyeen degaanno hoos taga Degmooyinka  Baardheere , Buurdhuubo iyo goobo kale oo Gobolka Gedo ka mid ah. Taliyaha oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa […]

Madaxweyne Muse Bixi oo shalay degireeto Madaxweyne ku magacaabay mas’uulkii ugu horreyey ee ka soo jeeda degaanka Dilla iyo nawaaxigeeda, waa kuma

Awdalpress – London –  Madaxweyne Muse Bixi iyo M/xigeen Abdirahman Zaylici ayaa shalay qaatay go’aan a

Guddoomiye Yariisow oo soo xiray kulamada wada tashiyada Dadweynaha ee geeddi socodka doorashooyinka 2020 (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa soo xiray kulammadii wadatashiga dadweynaha ee ay wadeen Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo dhacay dalka oo dhan. Kulammadaas ayaa intii ay socdeen diiradda lagu saaray qorshaha Istaratiijiga ah ee salka u noqon doona howlaha uu wado guddigu, iyagoo bixiyey tallooyin ku […]

EU security does not justify African migrants’ suffering – Red Cross

AGADEZ, Niger (Thomson Reuters Foundation) – Europe is increasing the suffering of African migrants trying to cross the Sahara, the Red Cross chief said on Thursday, urging lawmakers not to put security above human rights.

Francesco Rocca – head of the world’s largest humanitarian network, the International Federation of Red Cross and Red Crescent Societies (IFRC) – met migrants in Niger who said they were stranded, unable to head north to Europe or return home.

Daawo Sawirro+Jaamacada SIMAD oo Heshiis Iskaashi la saxiixatay Jaamacada Vaal oo ku taala dalka Koonfur Afrika,

Munaasabad kooban oo heshiiskaan ay ku kala saxiixanayeen jaamacada Simad ee ku taala magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya iyo Jaamacada Vaal ee ku taala magaalada Vereeniging ee gobolka Gueteng dalka Koofur Africa ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka labada jaamacadood,aqoon yahano u kala dhashay dalalka Soomaaliya iyo Koofun Afrika iyo masuul ka socday Safaarada Soomaaliya […]

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS