Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

DAAWO:-Nuxurka Khudbad Xasaasi Ah Oo Uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ka Jeediyey Madashii Lagu Shaacinayay Murrashaxa Madaxwayne Ku Xigeenka XIsbiga UCID

Sep 23, 2017 Hargeysa (Cadceed) – Nuxurka Khudbad Xasaasi Ah Oo Uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ka Jeediyey Madashii Lagu Shaacinayay Murrashaxa Madaxwayne Ku Xigeenka XIsbiga UCID,

DAAWO:-Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Baki Ee Gobolka Awdal Oo Ka Dareeray Xisbiga KULMIYE Kuna Soo Biiray Xisbiga WADDANI+Tirada Xildhibaanada Iyo Magacyadooda

Sep 23, 2017 Hargeysa (Cadceed) – Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Baki Ee Gobolka Awdal Oo Ka Dareeray Xisbiga KULMIYE Kuna Soo Biiray Xisbiga WADDANI+Tirada Xildhibaanada Iyo Magacyadooda

DAAWO:-Dood Adag Oo La Dhex Dhigay Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Ee Qaaradda Yurub Iyo Afhayeenka Xisbiga KULMIYE Qaaradda Yurub Iyo Nuxurka Qodobada Laga Dooday

Sep 23, 2017 Hargeysa (Cadceed) – Dood Adag Oo La Dhex Dhigay Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Ee Qaaradda Yurub Iyo Afhayeenka Xisbiga KULMIYE Qaaradda Yurub Iyo Nuxurka Qodobada Laga Dooday,

Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyey Shir Ku Saabsan Dar-dar Gelinta Hawlaha Dib-u-eegista Dastuurka “SAWIRRO”

Muqdisho, Sebtember 23, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada ku guddoomiyey shir ku saabsan dar-dar gelinta hawlaha dib u eegista dastuurka. Shirkan waxaa ka soo qayb galay, Guddoonka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare, Raiisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda, Wasiirka Wasaaradda Dastuurka iyo Labada Guddi ee dib u eegista dastuurka.

Doonyo hub saarnaa oo lagu qabtay xeebaha gobolka Bari “SAWIRRO”

Ciidamada ilaalada xeebaha Puntland ee ayaa Deegaanka Marooro oo 9km magaalada Boosaaso ujitra ka soo qabtay dooni lagu magacaabo Al-furqaan  oo waday hub sharci darro ah oo kala ahaa hubka culus iyo kan fudud, waxaana jirey qoryaha loo yaqaano dhishiikaha, Ake 47, bastoolado iyo Raastooda. Inkastoo hubkan la qabtay hadana ciidamada Puntland uma suuro gelin iney gacanta ku dhigaan cidii waday kuwii loo waday intuba, waxaana xusid mudan in hubkan oo intan ka badnaa qaybtiisa kale ay qabteen ciidamada booliska Puntland oo howlgallo ka sameeya qeybo ka mid ah deegaannada maamulka.

Wasiirka Warfaafinta oo Golaha Shacabka Horgeeyey Wax Ka Bedelka Xeerka Saxaafada si ay u ansixiyaan

Muqdisho, 23 September 2017 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Golaha Shacabka horgeeyey Wax Ka Bedel Lagu Sameeyey Xeerka Saxaafada si ay uga gutaan waajibaadkooda dastuuriga ah una ansixiyaan. Wasiir Eng.

Waddani Presidential Candidate Merges Own Clan Strategies to Superficial National Vision Prophesying Doom If He Fails

Somaliland politics and party campaigning has taken an alarming turn to the worse these past few weeks.

For the first time in the history of the fledgling, internationally yet-to-be-recognized republic of Somaliland and its nascent democracy, national political parties are openly exhorting masses to support them based on where they are, who they are talking to and the demands of the moment. 

Shir ku saabsan arrimaha Soomaaliya oo lagu qabtay Gobolka Minnesota

Shirkani oo halku dhigiisa uu ahaa hiigsiga Soomaaliya ee 2021 ayaa lagu daah furay magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka. Kulanka waxaa ka soo qeyb galay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Washington, wakiilo ka socday aqalka cad ee loogu arrimiyo Maraykanka iyo dhallinyaro wax ku baratay dalka Maraykanka. Shirkani ayaa waxaa uu socon doonaa mudo laba Maalin ah, iyadoo lagu soo gaba gabayn doonaa Jaamacadda Minnesota, lagana soo saari doono warmurtiyeed ku qotoma wax yaabihii shirkaasi ka soo baxo.

Wasiirka Haweenka ee Jubbaland oo ku baaqday in wax loo qabto qoysaska barakacayaasha ah

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee dowlad goboleedka Jubbaland Marwo Qamar Deeq Xaaji Qaliif ayaa maanta booqatay qaar ka mid ah qoysaska danta yar ee ku nool magaalada Kismaayo, iyadoo u kuur galaysay xaaladda ay ku nool yihiin qoysaskaan, iyadoo ka xog wareysatay sida ay tahay xaaladooda nololeed. Qaar qoysaskii ay booqatay ayaa uga warbixiyay xaaladooda nololeed, oo ay u sheegeen inay u baahanyihiin kaalmo dhinac kasta leh iyo in carruurtooda ay u helaan adeegyada aas aasiga u ah bulshada sida waxbarashada, Caafimaadka iyo daryeel guud.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS