Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

U.S. says air strike kills over 100 militants in Somalia

Idrees Ali

WASHINGTON (Reuters) – The U.S. military said it killed more than 100 Islamist militants in Somalia on Tuesday when it launched an air strike against al Shabaab, an al Qaeda-linked insurgent group that wants to topple the U.N.-backed government.

The military’s Africa Command said the strike was carried out on a camp 125 miles (201 km) northwest of the capital, Mogadishu and that the United States would continue to target militants.

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Somaliland

21 Nofeembar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Madaxweynaha ayaa shacabka deegaannada Somaliland, xisbiyada, hay’adaha amniga iyo madaxda tartantayba ku ammaanay sida nabadda ah oo ay doorashooyinka Somaliland u dhaceen, kuwaas oo sumcad, sharaf iyo karaama u soo hooyey guud […]

Wasiir Yariisoow ” ku dhawaad boqol dagaalyahano ah ayaa lagu dilay Diinsoor”

Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS, Mudane C/raxmaan Cumar yariisoow oo  lahadlay wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA, ayaa u sheegay in ciidamada Mareykanka oo kaashanaya ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed duqeyn ay la  beegsadeen  xero tababar ka fuliyey deegaan lagu magacaabo Buur ceelcade oo hoos taga degmadda Diinsoor  ee gobolka Baay. Wasiirka, ayaa xaqiijiyey in duqeyntaasi  lagu dilay  […]

Beelwaynta Muusafiin ( Habar Cafaan ) Oo Ku Hambalyeeyay Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Ku Xigenkiisa Saylici Xilka Loo Doortay ( SAWIRRO )

Nov 21, 2017 Boorama (Cadceed) –Cuqasha ,Waxgarad Dhalinyada Aqoonyahanka, Beesha Ugu Baladhan Beelaha Daga Gobolka Awdal Ee MUUSA FIIN Oo Hambaladii Ugu Horaysay U Diratay Madaxwaynaha Cusub Iyo Ku Xigenkiisa MUUSE Biixi iyo Saylici–

U.S. airstrikes kill more than 100 militants in Somalia

WASHINGTON — Reflecting stepped-up targeting of extremists in Africa, the U.S. military said airstrikes killed more than 100 militants in Somalia on Tuesday and hit Islamic State fighters in Libya days earlier. U.S. Africa Command, which manages U.S. military operations on the continent, said the airstrike in Somalia targeted an al-Shabab camp about 125 miles […]

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS