Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

MAQAAL:- Gudcurkii Iftiimay

Marka hore salaan qiimo badan dhamman Ummadda Soomaaliyeed salaan kaddib qormadan soo socoto waxaan kaga hadli doona qodobo dhowr ah oo la xiriira waayihii ugu dambeyay ee dalkeena, hiilada iyo hagar daamooyinka caalamka iyo ujeedooyinka Ummaddeed. Shaki kuma jiro in dal bur buray oo mudo ku daahay fowdo nidaam la’aan iyo kala dambeyn la’aan taasoo sabab u ahayeen dagaladii sokeeye ee dalka soo maray, waxaana hubaal ah in dalkeenu soo maray xaalado kala duwan oo lahaa wajiyo aan qurux badneen sida boobka hantida Qaranka iyo mida shacab, daadinta dhiigga inta nugal iyo haldoorka Ummaddeed.

DAAWO:-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Dayriyey Xaaladda Ceel-afwayn Kana Dhawaajiyey Wakhtiga Ay Ku Rajjo Wayn Yihiin Inay U Baxaan Ceel-afwayn

July 26, 2017 Hargaysa ( Cadceed ) -Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Dayriyey Xaaladda Ceel-afwayn Kana Dhawaajiyey Wakhtiga Ay Ku Rajjo Wayn Yihiin Inay U Baxaan Ceel-afwayn

Intee buu marayaa Ololaha doorashada dalka Kenya, Uhura & Railo ?

Waxaa meel geba-gaba ah maraya ololaha doorashada dalka aanu deriska nahay ee Kenya, waxa uuna u dhaxeeya xisbiga talada haya ‘Jubilee’ oo uu isaga u sharaxan Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo xisbiga Mucaaradka, NASA, oo isna u tartamaya Ra’isul wasaarihii hore ee dalkaas Railo Odinga.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS