Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Madaxwaynaha Falastiiniyiinta oo diiday in xiriirkii Israa'iil uu dib u soo celiyo

Madaxwaynaha falastiiniyiinta Mahmoud Abbas ayaa waxa uu sheegay in uu sii wadi doono joojintii uu joojiyay xiriirkii uu la lahaa Israa'iil ,iyada oo ay jirto in Israa'il ay meesha ka saartay qalabka wax lagu baaro oo ay horey ugu xirta masaajidka barakysan ee Al- Aqsaa .

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS