Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

DEG DEG:- Murashixiinta Kulmiye Muuse Biixi Iyo C/raxmaan Saylici Oo Ku Guulaysatay Doorashada Madaxtooyada Somaliland

Nov 21, 2017 Hargeysa (Cadceed) – Xisbiga Kulmiye Oo Ku Guulaystay Doorashada iyo Muuse Biixi Cabdi Iyo Cabdiraxman Saylici Oo Ku Guulaysatay Codad Dhan 55.19%

Xisbiga Kulmiye Oo Helay Codad Dhan 55.19%
Xisbiga Waddani Oo Helay Codad Dhan 40.12%
Xisbiga Ucidna Oo Helay Codad Dhan 4.99%

AfDB and IsDB partner to boost agriculture and fight drought in Nigeria, Somalia and Uganda

A joint initiative of the African Development Bank (AfDB) and the Islamic Development Bank (IsDB) will boost agriculture value chains and enhance drought resilience in Nigeria, Somalia and Uganda. The initiative is part of a broad coalition to boost collaboration between the two institutions in agriculture, water and sanitation. The combined active portfolio of both institutions in these sectors in Nigeria, Somalia and Uganda is worth US$1 billion, with several projects in the pipelines to expand their support.

Madaxweyne Farmaajo oo booqday Taallada Shuhaddada Ciidamada Imaaraadka+Sawirro

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi “Farmaajo” oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa booqday Taallada loo dhisay in lagu xasuusto Shuhadada Ciidamada Imaaraadka ee loo yaqaano Waaxatu Karaama. Madaxweynaha ayaa waxaa booqashadiisa ku wehliyay Sheekh Khalifa Bin Dhahnuun bin Mahamed Alnahyan oo ah Agaasimaha arrimaha Qoysaska Shuhadada ee diiwaanka dhaxal sugaha Imaaraadka Carabta, […]

Daawo Video: Wasiiru Dowlaha Arrimaha dibadda oo ka warbixiyay Safarka Madaxweynaha ee Imaaraadka

Wasiiru Dowlahada Arrimaha Dibada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/qaadir Axmed Kheyr ayaa ka warbixiyay Socdaalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku joogo dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, isagoo sheegay in kulan gaar ah uu la qaatay Dhaxal Sugaha Imaaradda Abu Dubay, ahna Ku Xigeenka Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee dalkan Sheekh Maxamed Bin […]

Muuse Biixi oo la sheegay in uu ku guuleystay Madaxtinimada Soomaaliland

Hargeysa (WDN)  Warar lagu kalsoon yahay oo soo gaadhay WardheerNews, ayaa sheegaya in
Md. Muuse  Biixi, oo ka tirsan xisbiga talada hadda haya ee Kulmiye, uu ku guuleystay doorashadii Madaxtinimada Soomaaliland ee bishan Noofenber 13-dii ka dhacday Soomaaliland.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo deeq lacageed ku wareejisay Guddiga gurmadka+Sawirro

Deeqdan lacageed oo gaareysa $10,000 (Toban Kun Dollar) islamarkaana ay iskasoo ururriyeen shaqaalaha iyo Maamulka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayay maanta mas’uuliyiinta hay’adda ku wareejiyeen Guddiga qaran ee gudrmadka deg dega ah, si lacgatan  wax loogu qabta dadkii waxyeeladu kasoo gaartay weerakii 14-kii October iyo ehelada dadkii weerarkaasi ku dhintay. Cabdulaahi Xaaji Bashiir Shiine […]

Waxaad si Toos ah uga daawan doonta Shabakada Calamigee Cadcceednews.com ku dhawaaqista natiijada doorashada madaxweynaha 5 sano

Nov 21, 2017 Hargeysa (Cadceed) – Waxaad si Toos ah uga daawan doonta Shabakada Calamigee Cadcceednews.com ku dhawaaqista natiijada doorashada madaxweynaha 5 sano ee soo socoto majaraha hogaanka u hayn doona somaliland
Halkani waa madasha lo agaasimey ku dhawaaqista natiijada doorashada Somaliland In Lagaga Dhawaqo.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS