Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

XOG Hadal kasoo yeeray Wasiir Odawaa oo been lagu tilmaamay DHAGEYSO

Qaar kamid ah waxgaradka ka qeyb galaya shirka ka dhacaya magaalada Cadaado ayaa beeniyay hadal kasoo yeray wasiirka arimaha gudaha oo aha in lagu hishiiyay odayaasha soo xulaya ergooyinka.

Nabadoon Abshir Faarax Qalad, oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in odayaasha waqooyiga Galgaduud la siiyay seddex kaliya ayna ku qanacsaneyn.

Daawo Cadceed Tv: Xildhibaan Dheeg Oo Ku Taliyay In Madaxweynuhu U Soo Magacaabo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Nin Aan Balwad Laheyn(VIDEO)

April,25,2015 Hargeysa(Cadceed)-Daawo Cadceed Tv: Xildhibaan Dheega Oo Ku Taliyay In Madaxweynuhu U Soo Magacaabo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Nin Aan Balwad Laheyn(VIDEO)-

Cadceednews Hargeysa Office

Daawo: Golayaasha Somaliland Oo Maanta Cod Aqlabiyad ah Ku Taageeray Tallaabadii Madaxweyne Siilaanyo Xilka Kaga Qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare (VIDEO)

April,25,2015 Hargeysa(Cadceed)-Golaha Guurtida Iyo Golaha Wakillada Oo Cod Aqlabiyad ah Ku Taageeray Tallaabadii Madaxweyne Siilaanyo Xilka Kaga Qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare

Cadceednews Hargeysa Office

Maxaadan Ogeyn oo ka socda Cadaado Sideese la isku….

Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in dadka ku shiraya magaaladaasi ay isku fahmi la yihiin qaabka loo qeysanayo ergooyinka soo xulaya baarlamaanka maamulkaasi ama soo dooranaya madaxweynaha.

Qaar kamid ah waxgaradka magaaladaasi ku sugan ayaa sheegaya in maanta qorshaha yahay in xal arimahaasi laga gaaro islamarkaana la gudo galo howlaha ka haray dhismaha maamulkaasi.

Wararka waxay sheegayaan in beesha SADDe ay dooneyso in la eg ergooyinka ay helaan Habar Gedir.

La soco waxii kusoo kordhaa Insha allah.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS