Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Dabayshii Isbedelka Horumaraka Qaranka Somaliland Qaybti Labaad

Maanta waxa bilaambay dabayshii isbedelka oo madaxweyne silaanyo in badan rabay inuu hakiyo,isagoo u baxsaday gobolka sool oo ugu tagay kaambayn ahaan aya maanta dalku oo galayncunaqabatayn lola kacay xukuumadda kaligiid u taliska ah ee hogaaminayo silaanyo.dalkaas oo ah maraykaka oo joojiyay macoonad mashaarric gaadhaya 100 milion oo dolarka ah!!, iyadoo aragtay in geedi socodka dumoqraadiyaadeed ee somaliland galay marlaxad xun sida darteedna ay joojisay maanta wixi mashaariic iyo xidhiidh toona ay la lahayd silaanyo.wuxuuna mareykankuu xayiraad xaga dhoofka ku soo rogay aamina waris –

Wasiir Geedoole Iyo Hogaankiisa Wanaagsan Ee Wasaarada Waxbarashada… Qoraa Ustaad Asad Muuse Kibaar

Wasiirka Waxbarashada ee Somaliland Professor Faarax Cilmi wuxuu xilka Wasaarada Waxbarashada la wareegay 22/03/2015 waxaaba kasoo wareegtay Sedex-bilood iyo wa-xoogaa.
Inta uu wasaarada waxbarashada yimid wuxuu ku talaabsaday talo-wadaag iyo wada-tashi uu la yeelanayo madax-da wasaarada ee la shaqeeysa,isagoo ku hogaaminaya horumar iyo niyad-wanaag.
Mudo yar ayuu Hayaa xilka Wasaarada Waxbarashada waqti la dhaliilaba muu gaadhin.
Tankale wasiirku waa nin ka balaadhan qabyaalad iyo nin-jecleeysi sidaan ku aqaano.

Ninkii Isku Qarxiyay Hotel Jazeera Oo Noqday Somali Haysta Dhalashada Jarmalka Iyo Diblomaasiyiin Shisheeye Oo Qaraxa Ku Dhintay

jaziraJuly 28, 2015 Muqdisho (Cadceed) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay weerarkii isqarxinta ahaa ee Axadii lala eegtay hoteelka Jazeera ee Muqdisho, caasimadda wadanka Somaliya.

Weerarkan waxa si rasmi ah u sheegatay kooxda Al-Shabaab oo cadaysay inay leedahay masuuliyadda weerarkaas, iyagoo sheegay inay ugu aar gudayeen dad la laayay.

Daawo Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Axmed Yusuf Yaasin Oo Ka Hadlay Khilaafka Soo Noqnoqday Ee Madaxweyne Silaanyo Iyo Saylici ( VIDEO )

July 28, 2015 Hargeysa (Cadceed) – Daawo Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Axmed Yusuf Yaasin Oo Wax Laga Weydiiyey Khilaafka Soo Noqnoqday Ee Madaxweyne Silaanyo Iyo Saylici Iyo Qaabkii Ay Iyagu Ku Xalisan Jireen

Cadceednews Hargeysa

Daawo Dib U Milicso Shan Sanadood Kadib Markii Xafiiska Loo Dhaariyey Madaxweyne Silaanyo + Muddo Xileedkii Xukuumad Oo Dhamaaday ( VIDEO )

July 28, 2015 Hargeysa (Cadceed) – Dib U Milicso Shan Sanadood Kadib Markii Xafiiska Loo Dhaariyey Madaxweyne Silaanyo + Muddo Xileedkii Xukuumad Oo Dhamaaday

Cadceednews Hargeysa

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS