Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

German navy helps deliver Somali migrant’s baby after rescue

BY JOSIE LE BLOND

German navy staff helped deliver a Somali migrant’s baby hours after the mother was rescued from the Mediterranean sea, the German armed forces said on Tuesday.

Rahma, 33, from Mogadishu, gave birth to a baby girl, Sophia, on board the German rescue boat ‘Schleswig Holstein’ as it headed for the Italian coast. She was travelling alone at the end of a five-month journey, the Bundeswehr said.

Officers said Sophia, who weighed 3 kg (about 7 pounds) at birth, was doing well. She is thought to be the first baby ever born on a German naval vessel.

DAAW0- Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Nuxurka Kullan Madaxweyne Silaanyo Isugu Yeedhay Bahda Garsoorka ( VIDEO )

Aug 25, 2015 Hargeysa (Cadceed)- Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Ka Waramay Wuxuu Daarnaa Kullankii Ay Bahda Garsoorku Maanta La Yeesheen Madaxweyne Silaanyo

Cadceednews Hargeysa

Germany embraces Syrian asylum seekers but tensions remain

GermanyGermany is receiving more asylum seekers than any other EU country, with all the challenges that presents.

One refugee camp in Friedland in Lower Saxony, meant for 700 people, is now housing more than 3,000.

“There is no place to go, no place to sleep,” said one young man taking shelter there.

Gudoomiyaha xisbiga wadani ee dalka Belgium mudane Mohamed Abdirahman ( jacket)

Gudoomiyaha xisbiga wadani ee dalka Belgium mudane Mohamed Abdirahman( jacket).By mohamed abdirahman (jacket)

Gudoomiyuhu wuxuu soo dhaweynayaa ku dhawaaqidii uu ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan jagada madaxweyne ku xigeenka xisbiga wadani mudane cabdi maxamud ismail (cabdi weyne).

Gudoomiyuhu wuxuu intaas ku daray in qof kasta oo reer somaliland uu xaq u leeyahay inuu isu soo sharaxo madaxweyne iyo ku xigeenba iyo dhamaan wixii masuuliyada ee kamid ah xisbiga wadani.

Addunyada Nin Noolow Maxaa Aragti Kuu Laaban. By Dr. Suleiman A. Walhad

Dadyohow ma waxa aan u soo joognay – Dalka oo nabada iyo dadka oo abaabulan.

Waar shallay miyay ahayd, markay Somalidu goodiyaysay, ee Afrikada inteeda kale ay lahaayeen, waar dadkani xaggay u xawaaraynayaan.

Waar shallay miyay ahayd, markay ciidamo dhisnaayeen, dadku ay u riyaaqaan, dadbaaldegyada iyo damaashaad ay ku diirsadaan. Waar dadyohow, shallay miyay ahayd, markii aan innagu gargaar, Afrikada inteeda kale ugu hiilin jirray.

Waar dadyohow, shallay miyay ahayd, markii Afrikadu talla aysan gaadhi jirin, innaga la’aanteenna ama innaga oo ka maqan miiska.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS