Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Jubbaland oo yeelatay Gudomiye Baarlamanka( Yaa la doortay)

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maanta magaaladaasi lagu doortay gudoomiyaha baarlamaanka ee Jubba.

Doorashada ayaa ka dhacday howlka shirarka ee magaalada Kismaayo iyada oo xildhibaanada baarlamaanka ee maamulka Jubbaland ay doorteen gudoomiyahooda.

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in Sheikh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan loo doortay gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Jubba.

XOG Xasan Sheikh oo ujeedo qarsoon u tagay Garoowe

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta  gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland halkaasi oo soo dhaweyn loogu sameeyay.

Safarka madaxweynaha Soomaaliya waxaa ku wehliya xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan dowlada Federaalka Soomaaliya kuwaasi oo qeyb ka ahaa wafdiga.

Waxaa magaalada Garoowe kusoo dhaweeyay xubno ka tirsan maamulka Puntland  sida madaxweynaha iyo xubnaha kale ee maamulka Puntland.

Waxaa ujeedada ugu weyn lagu sheegay iney tahay qeyb ka galka shirka maamul goboledyada Soomaaliya iyo dowlada Federaalka Soomaaliya.

One day meeting on the provision of legal aid in Somaliland

DSCN8851Hargeisa (28 April 2015)A one day symposium which brought together the various stakeholders to discuss the provision of legal aid in Somaliland was held today at Hotel Mansoor, Hargeisa.

The meeting which was organized by the Horizon institute which is responsible for implementing two projects capacity building project in the Somaliland judiciary sector and which by UK overseas Aid Agency (DFID) .

Maanso La Baxday Dhalinyaro…….

unnamedmaansadani la baxday dhalinyaro waxay ka turjumaysaa qiimaha ay leeyihiin dhalinyaro qaran kasta u hana qaada taasoo ah horumarka qarankaa iyo kaydkiisa lama taabtaanka ah ee kobcinta dhaqan dhaqaale,hal abuur aqooneed,iyo hanaankiisa dafaac oo ah mid ay dhamaanba u taagan yihiin sidaa daraadeed maadaama ay yihiin awooda ugu mudan ee bulsho laga tilmaami ka

Daawo Xisbiga UCID Laantiisa Toronto Oo Taageeray Go’aankii Komishanka Doorashooyinku Ku Cayimeen Doorashada, Dhaliilo Culusna Usoo Jeediyay Xukumada Silaanyo ( VIDEO )

April 28, 2015 Toronto (Cadceed) – Xisbiga UCID Laantiisa Toronto Oo Taageeray Go’aankii Komishanka Doorashooyinku Ku Cayimeen Doorashada, Dhaliilo Culusna Usoo Jeediyay Xukumada Silaanyo

\

Cadceednes Hargeysa

Daawo Gudoomiye Saleebaan Oo Dardaaran Muddo Kordhinta Ku Saabsan Siiyay Mudaneyaasha Guurtida “Muddo kordhinta sidii aynu ka yeeli jiray ayuun baynu ka yeelaynaa” ( VIDEO )

April 29, 2015 Hargeysa (Cadceed) – Gudoomiyaha Golaha guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa si adag Mudaneyaasha guurtida uga waaniyay inay ku fikiraan go’aan muddo kordhineed oo ku salaysan danno gaar ah. Waxa uu sheegay in goluhu Muddo kordhin samayn doono balse aanay noqon doonin mid Xisbi gaar ah iyo xukumad toona u dan ahayn laakiin qaranka u dan ah.

Cadceednews Hargeysa

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS