Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxa ka  mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay warar la xiriira weerara Al Shabaab ay ku qadaan goobaha dadka,  iyo isagoo oo ku wajahan Garoowe iyo warar kale.

Hoos ka dhegayso warka oo dhan:

Ethiopia: Parties Hold Televised Debate On Infrastructure

By Zelalem Girma

The Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF), the Ethiopian Democratic Party (EDP), Semayawi Party (Blue Party), the Ethiopian Federal Democratic Unity Forum (MEDREK), Coalition for Unity and Democracy (CUD) and the All Oromo People’s Democratic Party (AOPDP) took part in the televised debate on infrastructure held at the Ethiopian Broadcasting Corporation (EBC) studio here yesterday in the context of the upcoming election.

Dawladaha Jabuuti iyo Kenya oo lagu taageerayo dagaalka Al-Shabab

Xog’hayaha arrimaha dibbadda Maraykanka John Kerry oo bilowga bisha soo socota tagaya wadamada Jabuuti iyo Kenya oo Soomaaliya daris la ah ayaa waxaa uu kala hadlaya ka hor tagista weerarada Al-Shabab ay ka geystaan geeska Africa. Booqashada John Kerry oo ka bilaabanaysa dalka Kenya waxaa ay wakaaladda wararka Reuters sheegtay inuu madaxda dawlada Kenya kala […]

Madaxweyne Xasan Sheikh ”Waxay qorshaynayaan Al-Shabaab inay soo qaadaan weeraro Culus oo ay geeystaan..”

Xasan Sheekh Maxamuud  Madaxweynaha Soomaaliya oo Shalay ka hor hadlayay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Al-shabaab Maalmaha soo socda  ay geeysan doonaan Weeraro dhiig badan uu ku daato. Madaxweynaha soomaaliya ayaa ka digay in Al-shabaab ay hada Maleegayaan Qorsheyaal Weeraro dhiig badan uu ku daato inay ka geeystaan Goobaha ay Bulshadu ku badan tahay. […]

Goormaa Dugsi Qur’aan Toban Doolar Noqdey!! “Canuga ma ingiiriis baa la ii Barayaa Markaan Toban Doolar Dugsi Qur’aan ku Dhiibayo ”

  Waxaan ku soo baxay Macalin Dugsi Qur’aan iyo Nin Odey ah  oo Muran Xoogan uu u dhaxeeyo , waxayna Dhagaheyga Maqlayeen  Macalinka oo leh” Lacagtii Dugsiga Qur’aanka Waxaan ku darey Sadex Doolar marka sidaa baan kuugu yeerey ee la soco “ Odeygii oo Carro ka muuqato ayaa waxaa uu yiri “ Macalin kaa yeeli […]

SAWIRO Qarax ka dhacay Gaalkacyo & Qasaaraha ka dhashay

Waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ka dhacay Qarax lgu Xiray gaari uu leeyahay mid kamda Masuuliyiinta dhanka Hay’adaha ee ka hawlgala Magaalada Gaalkacyo.

Qaraxaan oo ku xirnaa ayaa ka dhacay Agagaarka Radio Gaalkacyo, waxaana ka dhashay Dhaawac Sadex Haween ah.

Haweenka dhaawacmay ayaa Xaaladoodu wanaagsantahay sida Saraakiisha Isbitaalku noo xaqiijiyeen.

Maxamed dhaban cad oo ahaa Sarkaalka gaarigiisa Qaraxa lagu xiray ayaa ka badbaaday Weerarka, waxaana Xaaadiisu ay tahay mid wanagsan.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS