Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

DAAWO- Saamaynta Ay Abaaraha 3 Jirsaday Ku Yeesheen Gobolada Awdal & Salal Oo Maraya Meel Halis Ah ( VIDEO )

Aug 25, 2015 Borama(Cadceed) – Abaaraha ka jira deegaanada gobalada Gableedka Somaliland ayaa ah kuwa wakhtigani sobabay inay saameeyaan dhimashada xoolaha gaar ahaan Geela oo ahaa kuwa ugu adkaysiga badan abaaraha ayaa wakhtigani uu la soo waajahay inay meesha ka baxaan, Meeyarka degmada Garbadadar Cabdi Cabdilaahi Kaluunle oo ka hadlaaya arimahaasi xili roobab lagu diirsaday ka da’een deegaano ka tirsan gobaladani halka deegeeno kalena ay wali ka jiraan haraadkii iyo abaarihii, halkan ka daawo.

Daawo Sida Ay Qoysaska Somaliyeed ee Ku Nool Maraykanka Isku Galaan Suuqaqa Dhexdooda

Harowo – Mararka qaar Soomaalida ku nool Qurbaha ayaa ficiladooda waxaa aad ula yaaba bulshada ay ku dhex nool yihiin maadaama Soomaalida ay dibadaha la tageen dhaqan xumadii iyo dagaalkii lagu yaqaanay . Gudaha dalka Mareeykanka Aabo Soomaaliyeed ayaa xaaskiisa wadada dhexdeeda ku aflagaadeeyay kaas oo sheegay cunug uu dhalay in uu kaga dhex tagi […]

Dad caddaalad waayey sidii Cawsha kala yaacye Musuqmaasuqa iyo waxyeeladiisa…W/Q Ifrah Kirix –

 

ifraxWaxa lama huraan ah in lays waydiiyo kalmada musuqmaasuq waxay tahay , marka hore waynu fahmaynaa baan filayaa ula jeedada in ay tahay wax is daba marin iyo leexsasho xoolo ummaddeed ama ku tagrifal xil ummadeed oo lagugu aaminay. Inkasta oon anigu ku sifeeyey in ay tahay Tuuganimo iyo xatooyo wax lagugu aaminay ama laguu dhiibtay.

DAAWO- Xildhibaan Booqday Qaxooti La Sheegay Inay Kasoo Barakaceen Ceel-bardaale Oo Ku Sugan Ceel Ganiseed, Baaqna U Diray Xukumada ( VIDEO )

Aug 25, 2015 Gabiley (Cadceed) – Xikdhibaan Tukaale Oo Booqday Qaxooti La Sheegay Inay Kasoo Barakaceen Cee-bardaale Oo Ku Sugan Ceel Ganiseed, Baaqna U Diray Xukumada

Cadceednews Hargeysa

Madaxweynaha Somaliya Oo Kullan La Yeeshay Danjireyaasha Dalalka Jaamacadda Carabta U Fadhiya Somaliya

danjireAug 25, 2015 Muqdisho (Cadceed) – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay danjireyaasha dalalka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS