Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Safarkaygii aan ku soo arakay killilka 5 Gaar ahaan magaalada LAFACIISE ee gobolka Faafan DD.S.E BY MAXAMED JEEX YOONIS +SAWIRO LAFACIISE

Weerar lala damacsanaa baarlamanka Wadanka Kenya oo la fashiliyay – Warbixin

Dibad baxyo ka dhan ah Madaxweynaha Burundi oo ka socda Caasimada Bujumbura

Somali group to purchase building to create community center in Minneapolis

MINNEAPOLIS,  A Somali organization has signed an agreement to purchase a 24,000-square-foot-building for a future Somali community center in Minneapolis.

The Confederation of Somali Community in Minnesota announced the purchase agreement for the new center Tuesday. Executive Director Mohamud Noor says the center will be a “one-stop-shop” for his group and others to deliver programs and services to “transform the Somali community.”

Nicholas Kay iyo Siyaasiyiin ka wada hadlay arrimaha maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe

Muuqaal; Axmed Muumin Seed Oo Ka Hadlay Eedaha Gudoomiye Cirro Loo Jeediyay iyo Hadalka Gudoomiye Saleebaan

Hargeysa(Ramaas)April-28-2015-Gudoomiye xigeenka Xisbiga Waddani, Axmed Muumin Seed, ayaa Xukumadda dhaliilo u jeediyay. waxa uu sheegay inaanay xisbiga Waddani suuro gal ka ahayn inay dhanka Somalia u janjeedhsadaan.

Boorama: Odayaal Xukumadda iyo Guurtida Baaq U Diray

Boorama(Ramaas)April-28-2015-Madaxdhaqameed iyo waxgarad kale oo Boorama Saxaafadda kula hadlay ayaa Xukumadda iyo Guurtida ugu baaqay in la raaco Wakhtiga guddida doorashadu soo jeedisay ee ah in doorashada muddo sanad ah dib loo dhigo. waxay gudoomiyaha guurtida ugu baaqeen inaanu samayn muddo kordhin intaas ka badan.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS