Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Daawo Cadceed Tv: Kalfadhi Ay Maanta Yeesheen Golaha Deegaanka Boorama Oo Lagu Ansixiyay Miisaaniyada 2015 ( VIDEO )

April 28, 2015 Borama(Cadceed) – Badhasaabka gobalka Awdal ayaa maanta kala qaybgalay golaha deegaanka Boorama kalfadhigii 12aad oo ka socday hoolka dawlada Hoose ee Boorama, kalfadhigani oo maanta lagu ansixiyay Miisaaniyada 2015 oo laga sugaayay, hadaba halkan ka daawo sidii ay arimahaasi oo dhami u dhaceen iyo sida uu ku soo gabagaboobi doono.

Wariye: Axmed Farax Barkhad(A.Barakale)
Cadceednews Boorama Office.

Gudoomiye Ku Xigeenka G/Deegaanka Boorama Oo Gudoominayey Kalfadhigii Golahaasi Oo Maanta Furmay

GOLAHA DEEGAANKABoorama(Awdalpress) Gudoomiyaha Gobolka Awdal iyo masuuliyiin ka socotay wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa maanta ka qayb galay kalfadhigii labaad ee golaha deegaanka degmada Boorama kaasi uu gudoominayey maayir ku xigeenka degmada Boroma maxamed muxumed faarax isla markaasina ay soo xaadireen 13 xild

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS