Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Madaxweynaha oo Jaamacadda Carabta ku ammaaney taageerada mar walba ay la garab taagan tahay Soomaaliya

Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay danjireyaasha dalalka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya. Madaxweynaha iyo danjireyaasha ayaa ka wadahadley xaaladaha siyaasadda, amniga, dhaqaalaha Soomaaliya iyo xoojinta doorka Jaamacadda Carabta ee dib u dhiska Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyey Jaamacadda Carabta taageerada ay mar […]

Tiradii Ugu Badnayd ebid Ardayda Jaamacadda Muqdisho Oo U Fariisatay Imtixaanka Ogolaanshaha ama Qabuulka.

Kumaan kamid ah ardayda Soomaliyeed ee isugu jira hablo iyo wiilal ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay  25/8/2015  ufariistay imtixaankii qabuulka ama ogolaanshaha kamid noqoshada Jaamacadda Muqdisho sanad waxbarashadeedka 2015-2016. Imtixaankan ayaa ka bilawday dhamaan xarumaha kala duwan ee ay jaamacadu ku leedahay magaalada muqdisho iyadoo ardaydii imtixaankan u fariisatay wajiyadooda laga dheehan karayay dadaal […]

Barnaamij ku saabsan Barakicinta Jabhada SNM ku hayso Shacabka Reer awdal Iyo Reer Khaatumo

Harowo – Barnaamij aan ku eegayno Qaabka Jabhada SNM u barakiciso Shacabka Reer Awdal iyo Reer Khaatumo iyadoo jabhadu si xawli ah u wado si dadban iyo si toosa ama Si macnaysaysan iyo si xoogaba deegaankoda uga dhaxal wareejiso Bulshada Reer Khaatumo iyo Reer awdal. Ujeedada aya alagu sheegay in SNM ay doonayso in aysan […]

Danjire Nicklos Key “Mooshinka M/weynaha laga keenay waxaa uu caqabad ku yahay in doorasho Soomaaliya ka dhacdo”.

Nicklos Key oo ay waraysatay idaacadda VOA,da ayaa sheegay in mooshinka laga keenay M/weynaha Soomaaliya uu yahay mid majo xaabinaya dadaalka siyaasadeed ee xilligaan wadanka ka socda ee la doonayo in dalka ay doorasho ka dhacdo marka la gaaro sanadka 2016. Nicklos Key wakiilka Q,M u qaabilsan arrimaha Soomaaliya waxaa uu waraysiga uu baxshay ku […]

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Xaalada Gobalka Shabeelaha Hoose oo ah maanta mid degan ka dib dagaal maalmihii tegay ka dhacay, Axmed Madoobe oo sheegay in uu taageerayo maamulada ka dhismaya dalka iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS