Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

“Saraakiil Ciidan oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Xaruunta Baay”

Saraakiil  ciidan oo ka socda Dowladaha Talyaaniga,Ingiriiska iyo maraeykanka ayaa maanta waxaa ay gaareen magaalada Baydhaboee Xaruunta Gobolka Baay waxaana Garoonka Baydhabo kusoo dhaweeyey Saraakiisha Xooga Dalka Soomaliya. Saraakiishaan ka socday Dowladaha reer Galbeedka ayaa booqosho kala duwan ku tagay Xeryaha Ciidamada Xooga Dalka ku leeyihiin Xaruunta Gobolka Baay waxaana ka mid ah Xaruumaha ay kor meereen Xerada taliska qeybta 60 aad ee Ciidamada Xooga Dalka iyo Xaruumo kale.

SAWIRO” Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dalka Faransiiska”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dalka Faransiiska u qaabilsan Soomaaliya Mudane Antoine Sivan. Madaxwaynaha iyo Safiirka oo ay weheliyaan Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Diblumaasiyiin ka tirsan labada dal ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dhinac iyo Arrimaha ay ka rajaynayso Dowladda Federaalka Somaaliya in dowladda Faransiisku ay kala shaqayso.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS