Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Maxaadan Ogeyn oo ka socda Cadaado Sideese la isku….

Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in dadka ku shiraya magaaladaasi ay isku fahmi la yihiin qaabka loo qeysanayo ergooyinka soo xulaya baarlamaanka maamulkaasi ama soo dooranaya madaxweynaha.

Qaar kamid ah waxgaradka magaaladaasi ku sugan ayaa sheegaya in maanta qorshaha yahay in xal arimahaasi laga gaaro islamarkaana la gudo galo howlaha ka haray dhismaha maamulkaasi.

Wararka waxay sheegayaan in beesha SADDe ay dooneyso in la eg ergooyinka ay helaan Habar Gedir.

La soco waxii kusoo kordhaa Insha allah.

“Marwada koowaad ee qaranku amaan ayay naga mudantahay” Qalinka: Hoodo Ayaan

Marwada kood ee qaranka Somaliland waa hooyada iyo hoyga bulshada ee ay ka helaan dareen kalgacal, feejignaan, naxariis, dulqaad, ka warhayn joogto ah waana ataamahii hooyo lagu yiqiin, isla markaasna waa qof u qalma qadarin, ixtiraam, adeecis, iyo waliba garab taagaanan joogto ah.

                

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS