Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Daawo Muuqaal; Barnaamij Dhamaystiran Oo Ku Saabsan Guddida Dhismaha Jidka Dawga Cad Oo Bookhday Jidka Baligubadle

Hargeysa(Ramaas) Guddida wadda jWadada dawga cad ayaa bookhasho indho indhayn ah ku tagay jidka Baligubadle iyo Hargeysa isku xidha, halkaasi oo ay ku qaabileen guddida jidka Baligubadle wadda.

Wasiirka Hawlaha Guud “Waxaan dib u hawlgelin doonnaa hay’addii Sahminta, Cabbirka iyo Diiwaangelinta Dhulka”

Muqdisho: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Inj. Saalax Sheekh Cismaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo oo 4 cisho ku joogay dalka Turkiga ayaa saaka dalka dib ugu laabtay. Shir jaraa’iid oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho oo uu uga warbixinayay shirkii caalamiga ahaa ee Sahminta, Cabbirka iyo Diiwaangelinta Dhulka ee Caalamka […]

Xildhibaan Hore oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan oo aan la aqoonsan ayaa xildhibaan hore ku dilay duhurnimadii maanta suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho.

Xildhibaanka ayaa ka tirsanaa baarlamaankii Kumeel gaarka ahaa, waxaana la sheegayaa in lagu dilay qeybta Cabdalle Shideeyaha ee suuqa weyn ee bakaaraha.

Kooxaha dilka geystay ayaa ka baxsaday goobta falka kadib, waxaana kadib goobta tagay ciidamo aan badneyn oo ka tirsan dowlada Soomaaliya.

Lama oga sababta dilka xildhibaankaasi hore ka dambeysay.

Magaca xildhibaanka la dilay ayaa lagu sheegay Xaaji Cali.

TOP Alshabaab oo donaya qarxinta Iskuulada Muqdisho

Afhayeenka wasaarada amniga oo maanta saxaafada kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay heshay xog ku aadan weeraro Alshabaab ay qorsheynayaan iney ka geystaan Muqdisho.

Maxamed Yuusuf Cismaan, ayaa sheegay in hayadaha amaanka dowlada Soomaaliya ay ka warheleen in Alshabaab wadaan qorshe ay weeraro kaga geysanayaan goobaha dadweynaha.

Wuxuu si gaar ah u sheegay in Alshabaab wadaan qorshe ay ku weerarayaan goobaha waxbarashada, caafimaadka iyo goobaha Cibaadada sida uu hadalka u dhigay.

 

C/Casiis oo dirqi kaga adkaatay Hodan iyo Yaaqshiid oo dardartay dariskeeda Boondheere

Muqdisho (Bartamaha)C/Casiis  oo dirqi kaga adkaatay  Hodan iyo  Yaaqshiid oo dardartaydariskeeda Boondheere.Degmooyinka C/Casiis iyo Hodan ayaa shalay galab kulan kuwada qaataygaroonka lagu ciyaaro tartanka futsalka ee degmada Howlwadaag , labadadegmo ayaa qeyb ka ah degmooyinka ka qeyb galaya tartanka Futsalkaayaa soo bandhigeyn ciyaara aad loo jecleyst, waxaana qeybtii hore eeciyaarta lagu kala nastay 4-1 ay […]

Hordhac: Rwanda VS Somalia: Wajiga Cusub Ee Ocean Stars, Waqtiga Ay Soo Galeyso Ciyaarta & Safka Macquulka Ah

Muqdisho (Bartamaha)Hordhac: Rwanda VS Somalia: Wajiga Cusub Ee Ocean Stars, Waqtiga Ay Soo Galeyso Ciyaarta & Safka Macquulka Ah Xulka Qaranka Soomaaliya dhalinyarada da’doodu ka hooseyso 23-jirada ayaa maanta la ciyaari doona dhigooda Rwanda kulan ka tirsan isreeb-reebka koobka CAF U23 Championship ee dhamaadka sanadakan ka dhici doona dalka Senegal. Arbacadii ayey xulka qaranka ka […]

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS