Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

DHAGEYSO: Urur Goboleedka IGAD Oo Soo Dhaweeyay Doorashada Madaxweynaha Cusub Ee Maamulka Galmudug.

July,05,2015 Muqdisho(Cadceed)-Danjire Maxamed Cabdi Afey, oo ah wakiilka IGAD u qaabilsan Soomaaliya ayaa BBC u sheegay in maamulka cusub ay ka filayaan in uu hormar keeno.
Danjire Afey ayaa u warramay weriyaha BBC Axmed Xaaji Xasan.

Madaxweyne Siilaanyo iyo Guddida Doorashada Oo Ka Wada Hadlay Geeddi Socodka Doorashada iyo Cayimaadda Wakhtiga

Madaxweyne Siilaanyo iyo Guddida Doorashada Oo Ka Wada Hadlay Geeddi Socodka Doorashada iyo Cayimaadda Wakhtiga

Hargeysa(Ramaas)July-05-2015-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay guddiga doorashooyinka qaranka, iyagoo ka wada hadlay hawlaha doorashooyinka iyo diiwaangelinta.

Daawo: Barack Obama Ayeeydii Oo Sheegtay Inay Ku Faraxsan Tahay In Obama Safar Ku Tago Tuulada Ay Ku Nooshahay Ee Kogelo Si Uu U Soo Arko Xabaasha Aabihii Oo Halkaas Ku Aasan (VIDEO)

2A37706E00000578-3149109-image-a-14_1435973836565July,05,2015 Hargeysa(Cadceed)-Daawo: Barack Obama Ayeeydii Oo Sheegtay Inay Ku Faraxsan Tahay In Obama Safar Ku Tago Tuulada Ay Ku Nooshahay Ee Kogelo Si Uu U Soo Arko Xabaasha Aabihii Oo Halkaas Ku Aasan-

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS