Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Fadhi Wada Jir Ah Ka Yeelanaya Xilka Qaadistii Gudoomiyaha Maxakamadda Sare

3047April,25,2015 Hargeysa(Cadceed)-Labada Gole Baarlamaan(Guurtida iyo Wakiilada), ayaa maanta yeelanaya kulan wada jir ah oo ku saabsan xilka qaadista Gudoomiyihii Maxakamadda sare Yuusuf Ismaaciil Cali, oo 19-kii bishan Madaxweyne Siilaanyo shaqada ka caydhiyay.

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filayo In Uu Maanta Golaha Guurtida U Gudbiyo Go’aanka Guddiga Doorashada

Madaxweyne_Siilaanyo2013April,25,2015 Hargeysa(Cadceed)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la filayaa inuu maanta golaha guurtida u gudbiyo wakhtiga cusub ee ay guddiga doorashooyinka u muddeeyeen doorashooyinka ee ah 1 June 2016.

Daawo Sawirada Jaaliyada Somaliland Ee Edmonton Oo Xalay Si Diiran Ugu Soo Dhaweeyay Edmonton Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Weftigiisii

April 25, 2015 Edmonton (Cadceed) – jaaliyada Somaliland ee Edmonton oo si diiran xalay ugu soo dhaweeyay Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil ( Saylici ) iyo wefti uu hogaaminayay magaalada Edmonton.

Waxqabadka Dowladda ee Isbuucii la soo dhaafay

Mogadishu: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Hindise Sharciyeedka Shaqaalaha Ajnabiga oo la ansixiyey, Ergada Maamul u sameynta Gobollada Dhexe oo noqonaya 350, Somalia iyo Kenya oo ka wada hadlay xaaladaha Qaxootiga […]

Wiil Soomaali ah oo u Hanjabay FBI-da Mareykanka oo xabsiga loo taxaabay.

  Ciidamada ammaanka ee Mareykanka ayaa xabsiga dhigay Wiil Soomaali ay ku eedeeyeen inuu u hanjabay Sarkaal ka tirsan FBI-da iyo Xafiiska Xeer Ilaalinta Gobolka Minnesota, kadib markii wiilkan uu fariin hanjabaad ah uu soo dhigay bartiisa bulshada.   War qoraal ah oo ka soo baxay Hey’addaha Dambi baarista Mareykanka ee magaalada Minneapolis ayaa lagu […]

Dagaalka maskaxeysan ee Kenya ay nagu heyso

Waad ku Mahadsantahay Aqrinta aad Aqrinaysid Qormadaan marka xigta waxaan ku Rajo weynahay inuu ku soo jiitay Cinwaanka laakiin waa arin aad ila garwaaqsan doonto marwada Aqriso Qormada.

Marka hore waan kuu Cudur daaranaa, waayo waxaa lagayabaa arinta aan ka hadlaayo inay tahay mid adiga ku saameyn doonta, hadii ay ku samaayso oo aad tahay Qof ku sugan Dagaalka maskaxeysan ee Kenya ku hayso Somalia bal dib u fakar waayo Dagaal-kaan wuxuu kaa saameyn doonaa 3 meelood oo ah Sadexda ugu muhiimsan noolaha Bani, Aadamka ah waxayna kala yihiin 1 Caafimaadka, 2 Waqtiga, 3 Lacagta.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS