Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

R. Wasaare ku xigeenka oo maanta kormeeray qaar ka mid ah wasaaradaha dowladda

Muqdisho: Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa booqashooyin ku soo kala bixiyey Wasaaradaha Arrimaha Dibadda, Qorshaynta, Caafimaadka, Batrooolka iyo Wasaaradda Maaliyadda, si loogu kuur galo habsami u socodka shaqada iyo si uu ugu dhiiri galiyo howl wadeenada Wasaaradahaas iney laba laabaan shaqooyinka muhiimka ah ee horyaala. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa ugu horayntii […]

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay+Sawiro

Mogadishu: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin, Gargaar bani’aadanimo oo la gaarsiiyey dad fara badan, Xafiisyada Ciidanka Cirka oo xariga laga jaray, Horumar laga sameeyey Maamul u sameynta GalMudug, Hay’adaha Amniga oo hirgeliyey […]

Masuuliyiin katirsan Dowlada Kenya Caruur ay dhaleen oo ku biiray Al-Shabaab iyo Baaritaano socda

Wargeysyada kasoo baxa Dalka Kenya qaarkood ayaa qoray Warbixino la xariira in Caruur ay dhaleen Masuuliiin katirsan Dowlada Dalkaasi ay baxsadeen loona maleenayo in ay ku biireen Dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab.

Xulka Chile Oo Ku Guuleystay Koobka Copa America, Kaddib Markii Uu Gool Ku Laad 4-1 Kaga Badiyay Xulka Argentina (DAAWO SAWIRO)

ce7263ebfb3247899177f1e98cde240a_18July,05,2015 Hargeysa(Cadceed)- Ciyaar aad u adkayd oo xalay ay ku hurdo seegeen daawadayaashii oo isla markaana ahayd ciyaarta kama dambeysta ee tartanka qaramada Laatiin Amerika ee copa America ayaa waxay ka dhacday garoonka Santiago ee dalka Chile, halkaas oo ay isku hirdiy

Will Somalis keep the peace in Burundi?

By Charles Onyango-Obbo

Somalia marked its 55th Independence anniversary on July 1, and I could imagine a satirist with a sense of history in Mogadishu being amused by the events around him.

In the years when the strife in Somalia was at its worst, thousands of its people fled to, among other places, across the Gulf of Aden to the safety of Yemen.

Yemen recently went up in smoke and a Saudi-led coalition has been bombing the country back to the Dark Ages to punish the Houthi rebels who ousted the government there.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS