Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

B.Somalia: Baarlamanka Jubba Waa Sharci Darro

Baarlamanka Federalka ah ee Soomoalia ayaa maanta u codeeyay in baarlamaanka Maamulka KMG ah ee Jubbaland uu yahay sharci darro.

Fadhi ay maanta yeesheen ayaa Baarlamaanka Soomaaliya waxa uu u codeeyey mooshin ka dhanka ahaa baarlamaanka Jubbaland oo horey baalamanka loogu soo gudbiyay, hase yeeshee u codeyntiisa muddo dhawr jeer ah dib u dhacday.

Daawo Madaarka Boorama Oo Noqday Xero Adhigu Daaqo Iyo Malaayiin Dollar Oo La Geliyay Madaarada Hargeysa Iyo Berbera + Suldaan Samatar Oo Xukuumada Ku Canaantay Wax Kaqabasho Laàanta ( VIDEO )

June 6, 2015 Boorama (Cadceed) – Madaarka Boorama Oo Noqday Goob Laga Guuray Oo Xukuumadu Gabtay Iyo Suldaan Samatar Oo Xukuumada Ku Canaantay Wax Kaqabasho Laàanta

Cadceednews Desk

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS