Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Waa u qalmaa Calan Sidihii Afka Soomaaliga in loo doorto Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka Qaranka.

In dhawaalaba waxaa marnaa xilka Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka ee Madaxa banaan, kadib kolkii ay jagadaasi iska casishey Guddoomiyihii Guddigaasi Marwo Caasha Geele Diiriye, aqoonyahano isugu jiray rag iyo dumar aad u fara badan ayaa hawo ama rabitaan kaga jirey in ay qabtaan jagadaasi, shakhsiyaad magac iyo miisaan culus ku dhex leh bulshadda […]

Duur Oo Is Barbardhigay Saddexdii Madaxweyne Ee U Dambeeyay Marxuum Cigaal, Rayaale Iyo Siilanyo Oo Uu La Shaqeeyay

Wasiir-duur-2June 6, 2015 Hargeysa (Cadceed) -Wasiirkii hore ee wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Md.Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo sida oo kalena hadda ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa is-barbar dhig ku sameeyey Saddexdii madaxweyne ee u danbeeyey Somaliland oo uu xidhiidh wada-shaqeyneed la soo yeeshay, isagoo weliba Madaxwey

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS