Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Daawo Waraysi Xiiso Leh Oo Lala Yeeshay Oradyahanka Mo Faarax Oo Su’aalo Badan La Waydiyay Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyey ( VIDEO )

June 5, 2015 Hargeysa (Cadceed) -Daawo Waraysi Xiiso Leh Oo Lala Yeeshay Oradyahanka Reer Somaliland Mo Faarax Oo Su’aalo Badan La Waydiyay

Cadceednews Hargeysa

Ciidamadda Kililka Shanaad oo Duleedka Jigjiga ka soo Celiyey Ciidan Somaliland ah oo ku socday Addis ababa

liyuu-police-599x275June 6, 2015 Hargeysa (Cadceed) – Ciidanka Ismaamulka Somalilda Itoobiya ee Kililka Shanaad ayaa Xalay ka soo celiyey ciidan Somaliland ah oo la sheegay inay tababar ku soo qaadanayeen Addis.Lama Oga sababta rasmiga ah ee keentay in la soo ceilyo ciidankan, hase yeesheewaxa lagu war helay markii ay dib ugu soo noqdeen Wa

Banaanbax looga soo horjeedo AMISOM oo Muqdisho lagu qabanayo

Xirirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa sheegay inay dhigayaan dibadbax ka dhan ah Ciidamada AMISOM, kaas oo ay ujeedadiisu tahay inay ka baxaan Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho. C/qani Saciid Carab Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliya oo u waramaayay BBC-da ayaa sheegay in AMISOM ay dhawr jeer kala hadleen inay ka baxaan Garoonka Stadium […]

Maxaa u qabsoomay Dowladda Soomaaliya Isbuucii la soo dhaafaay?=Sawiro=

Mogadishu:– Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Madaxweynaha oo Cisbitaal cusub xariga ka jaray, Shirkii Maamul u sameynta Gobollada Dhexe oo Wejigiisii labaad furmay, Danbiile Al-Shabaab oo gacanta lagu soo dhigay, Deegaanka […]

DF Somaliya la hordhigay inay bixiso magta askarta AMISOM kaga dhimata Somaliya

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS