Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Akhriso Go’aanka Beesha Caalamka Ee Arrimaha Doorashada Somaliland Oo Ku Soo Koobay Dhawrkan Qodob

April,25,2015 Hargeysa(Cadceed)- Wefti ay hogaaminaysay Miss Cat Evan, Safiir Ku-xigeenka Safaaradda Ingirisku uu ku leeyahay Waddanka Ethiopia, oo ka koobna 4 xubnood ayaa Dhinacyada Doorashooyinka Somaliland khuseeyaan u soo gudbiyay mawqifka Beesha Caalamka ee Somaliland doorashada ka taageeraa ku qabaan wakhtiga doorashada ee Guddida doorashada Somaliland soo jeedisay.

 

Somaliland:EUNAVFOR Facilitates Mini Seminar on Maritime Security

 

HNLMS Johan de WittBy Goth Mohamed Goth

Mini Seminar on Maritime Security, was held on board HNLMS Johan de Witt, in Berbera on 25 April. HNLMS Johan de Witt is a Dutch Command and Amphibious platform that currently acts as the flagship for EUNAVFOR, and hosts the embarked Force Headquarters.

Habaar reebane! Maanta xooleynu dhoofinaa se waxa muuqata in xoolo iyo hiliba la inoo soo dhoofiyo dhawaan hadaan sidan la yeelin Qaytii 1 . Dr.khadar maxamed faahiye.

Somaalidu waxay tidhaa: (haani    gun  bey  ka  tolantaa)

Dal iyo dad kasta oo arladan ku uumani ,waxa ay ku caano maaleeyn hab-dhaqan –dhaqaale oo u cuntama ,gaws dambeedkana  ay dhigaan, ilaalin iyo xafidaad aawadeed waayo waa  bu’da  iyo salka  noloshoodu  ka  unkanto .

Somaliland dustuurkeedu qaybta koowaad ,qodobkiisa 14 ,waxa uu dhigayaa sidatan :-

(WAX-SOO-SAARKA

Sheeko: Waxan u soo joogay

Waxan soo akhrisannay qaybtii hore ee sheeka xariirtan aan ula baxay WAXAN U SOO JOOGAY. Si koob kooban amma kor xaadin ahna waxan u soo qaadannay hummaagyo ku suntan noloshii dadku ku dhex noolaayeen wakhtiyadaa hore, oo ka hadlaysa sidii wakhtiyo ka hor loo noolaa. Taasi oo aan ula jeedo in bal dib loo milicsado sooyaalkaasi, da’yartuna ay bar bar dhigaan hab nololeedka maanta ay la nool yihiin.

Ogeysiis:Somalilandcitizen.Com Waxay Siilaanyo Ugu Yeedhi Doontaa 26ka juun Kadib Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Maadaama Uu Xaraan Ku Fadhiyo

Shir ay isugu yimaadeen Tafatiraha guud ee somalilandcitizen.com,weriyayaasha,qorayaasha iyo akhristayaasha qaarkood waxay goaansadeen sidan hoos ku qoran:-

 

1- In Madaxweyne Siilaanyo uusan ahayn hogaamiye distooriya oo sharciya wixii ka danbeeya 26ka juun 2015.

 

2. in Madaxweyne Siilaanyo Xaraan kursiga ku fadhiyo wixii ka danbeeya 26ka juun 2015.

 

Baaq degdeg ah gaarahaan beelwaynta bahabar muuse guud ahaan gadabuursi

Marka hore waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka asalamu alaikum waraxamatulaahi wabarakaatu
salaan ka dib waxan doonayaa in halkan idiinku soo bandhigo idinkuna baraarujiyo waxa ka soconaya degmada
lughaya oo ka tirsan gobolka salal.waxa an qarsoonayn damaca beesha sacad muuse ay qorsheesay inay kula
wareegto kuna yeelato degaan cusub oo ilaa lughaya ku eg.waa qorshe aanay qarsanayn oo badheedh ah in
la badilo xuduudaha gobolada iyo degmooyinka gaar ahaan gobolada awdal jyo salal.waxa cid kastaa ogtahay

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS