Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Former Somali lawmaker shot dead in Mogadishu

Haggag Ali Adam was killed as he walked in a major market in capital Mogadishu, eyewitnesses said.

MOGADISHU, A former Somali lawmaker was shot dead in capital Mogadishu on Saturday.

Haggag Ali Adam was killed as he walked in a major market in capital Mogadishu, eyewitnesses said.

The attackers fled the scene unscathed.

Saturday’s attack was immediately claimed by Al-Shabaab militant group.

Taliyaha Guud Ee Ciidanka Boliska Somaliland Oo Tababar U Soo Gabogabeeyay Qaar Ka Mid Saraakiisha Dambi Baadhista ( VIDEO )

April,25,2015 Hargeysa(Cadceed)-Taliyaha Guud Ee Ciidanka Boliska Somaliland Oo Tababar U Soo Gabogabeeyay Qaar Ka Mid Saraakiisha Dambi Baadhista ( VIDEO )-

Cadceednews Hargeysa Offfice

Bile Buraalle oo boos cusub uga dheeli doono xulka qaranka Soomaaliya

Muqdisho(Bartamaha)Weeraryahanka kooxda Saxafi iyo xulka qaranka Soomaaliya, ayaa booska loo beddeli doona, kaddib markii uu xulka dhaawac kaga haray da’yarka Maxamuud Cabdinuur Maxamed (Meeman). Xiddiga heerka caalami ee Bile, ayaa markii ugu horeeysay xulka waxa uu u dheeli doona lambarka toddobaadk, halkii uu ka duullaan tagi jiray weerarka ayuu maanta ka dagaal gelli doona garabka. […]

Safiir Ku Xigeenka Safaaradda Ingiriiska U Fadhiya Addis ababa Oo Kulan La Qaatay Shir Guddoonka Golaha Guurtidda

GuurtidaApril,25,2015 Hargeysa(Cadceed)-Wefti ay hogaaminaysay Miss Cat Evan, Safiir Ku-xigeenka Safaaradda Ingirisku uu ku leeyahay Waddanka Ethiopia, oo ka koobna 4 xubnood ayaa la kulmay Shir-guddoonka Golaha Guurtidda.

DHAGEYSO: Maxkamadda Ciidamada Somaliya Oo Xukuno Iskugu Jira Dil Iyo Xabsi Ku Riday Dad Lala Xidhiidhiyay Alshabaab + SAWIRO

vlcsnap-2015-04-25-12h56m31s1941April,25,2015 Muqdisho(Cadceed)-Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno dil iyo xarig ah ku ridday maleeshiyaad ka tirsan Kooxda UGUS, kaddib markii ay maanta dacwadooda dhageysatay.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS