Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Iran oo soo dhaweeysay joojinta duqeeymaha Sacuudiga ee Yeman

Dalka Iran ayaa ku tilmaamay go’aanka Sacuudiga uu ku joojiyay duqeymaha ka dhanka ah xuutiyiinta Yemen in ay tahay hormaar wanagsaan.
Wasiirka arrimaha Dibedda ee Iran Maxammed Javad Zarif ayaa ku baaqay in wadahadaala deg-deg ah la furo, gargaar bini’aadanimana la gaarsiiyo dalka Yemen.

Madaxweynaha Somaliya “Ururka Daacish waa dembiileyaal ka soo horjeeda ilbaxnimada”

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa maanta cambaareeyay falka foosha xun ee ay maalin ka hor ku kaceen maliishiyaadka ururka ISIL, oo dalka Libya ku dilay in ka badan 20 qof oo Masiixiyiin ah, oo u dhashay Itoobiya.

Daawo Muuqaal “Abwaan Gabay Dareen Xumbaarsan ku cabiray Dhibaatada lagu hayo Soomaalida kunool South Africa

Abwaan Cali Banaadir oo kamid ah Abwaanada Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Muqdisho ayaa gabay dareen u xumbaarsan waxa uu ka tiriyay Dhibaatada dalka South Africa loogu geesanayo ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalkaasi.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS