Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Ethiopian Based Flower Exporter to Get 90 Million Euros to Expand Business

Addis  Ababa- The International Finance Cooperation (IFC), member of the World Bank Group, announced it will lend up to 90 million Euros to Afriflora Group, a large-scale rose grower and distributor based in Ethiopia.

In a statement it issued, IFC said that the funding will support Afriflora’s plan to expand production by 60 per cent, install water recycling systems and increase employment by more than 50 per cent.

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan Idiin heyno waxaa ka mid ah: Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in aysan xakameyn karin Qaxootiga ka imaanayo wadanka Yaman, hay’adaha Amaanka oo ka hadlay halwgalo mudooyinka ka Socday Muqdisho iyo warar kale.

Hoos ka dhegayso Warkii oo dhan:

Fourteen migrants killed in Macedonia, hit by train in canyon

SKOPJE | By Kole Casule

(Reuters) – Fourteen migrants were hit by a train and killed in central Macedonia late on Thursday as they walked through a canyon along an increasingly well-trodden Balkan route for migrants trying to reach western Europe.

The accident happened at around 10.30 p.m. (4.30 p.m. EDT) near the central city of Veles. Rescue efforts were hampered by difficult terrain, with the site of the accident accessible only by foot or railway.

Ra’iisul Wasaare Sharma’arke:”Waxaan wadnaa Howlgal  doonayo in Al-Shabaab looga saaro deegaanada ay ka taliyaan ee ku yaala ..”

Ra’iisul wasaaraha Soomaali Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo asagoojooga magaalada Nairobi la hadlay wakaaladda wararka Reuters waxaa uu kaga hadlay dhawr arrimood oo quseeya xaaladaha dalalka Soomaaliya iyo Kenya. R/wasaaraha Soomaaliya waxaa uu sheegay  mar uu ka hadlay darbiga ay dawlada Kenya sheegtay inay ka dhisayso xadka ay Soomaaliya la wadaagto inuu yahay farsamo looga […]

Madaxweynaha oo shacabka Turkiga kala qeybgaley xus qarameed ka dhacay Istanbul

Istanbul: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Istanbul, madaxda caalamka qaarkood kala qeybgaley xuska sannadguuradii 100-aad ee ka soo wareegtey dagaalkii Turkiga, waagii Boqortooyada Cusmaaniyiinta uu la galey quwadihii ka soo horjeeday dagaalkii 1aad ee Dunida. Xuskan ayaa waxaa barbar socdey shir madaxeed gaar ah oo lagu dhiirigelinayo […]

Xus maanta loo sameynayo dadkii ku geeriyooday dagaalkii 1-aad ee dunnida

Qaar ka mid ah hogaamiyaasha caalamka ayaa ka qeyb galayaq xuska 100 sanno guurada kasoo wareegtay markii uu dhacay dagaalkii gacanka Galipoli ee dalka Turkiga oo maanta la qabanayo. Madaxda dalka Australia, Austria Ingiriiska iyo New Zealand ayaa ka qeyb galaya xuska loo samaynayo askartii ku geeriyooday dagaalkii ka dhacay gacanka Galipoli maanta oo kale […]

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS