Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

R/wasaare Sharmaake “ Awood dhaqaale uma lihin qaabilista qaxootiga Yemen”.

Cumar C/rashiid Cali Sharmaake R/wasaaraha Soomaaliya oo la hadlay wakaaladda wararka AFP asagoo jooga magaalada Nairobi waxaa uu sheegay in dawlada Soomaaliya aysan qaabili karin qaxootiga kasoo qul qulaya dalka Yemen. R/wasaaruhu waxaa uu sheegay in dawlada Soomaaliya aysan laheyn awood dhaqaale oo ay ku meelayso qaxootiga Yemen u dhashay ee kasoo gudbayabad cas ee […]

Shanta Passbort ee ugu Awooda badan(ugu fiican)dunida iyo Sweden oo noqotay Number One

Madaxweynaha oo shacabka Turkiga kala qaybgaley xus qarameed ka dhacay Istanbul

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Istanbul, madaxda caalamka qaarkood kala qaybgaley xuska sannadguuradii 100-aad ee ka soo wareegtey dagaalkii Turkiga, waagii Boqortooyada Cusmaaniyiinta uu la galey quwadihii ka soo horjeeday dagaalkii 1aad ee Dunida.

Xog hoose: Tirada Xildhibanda iyo sida beeluhu u kala helayaan maamulka Galmudugstate

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS