Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Daawo Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Oo Walaac Ka Muujiyay Muddo Kordhin Aan Ahayn Ta Komishanku Soo Jeediyay Oo Ay Dabada Ka Riixayaan Golaha Guurtidu ( VIDEO )

April 23, 2015 Hargeysa (Cadceed) – Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Caraale Duur Oo Walaac Ka Muujiyay Muddo Kordhin Aan Ahayn Ta Komishanku Soo Jeediyay Oo Ay Dabada Ka Riixayaan Golaha Guurtidu

Cadceednews Hargeysa

Somaliland: Dabaysha Doorashada Iyo Dilaalista Guurtida, Midkee Dalka Dan Uu Ah? Faallo: Weriye Cabdi Casiis Bashiir Nor

Somaliland waa dal muddo badan la dabaal joogteeya dariiqa dimu-quraadiyadda adduun weeynaha, waana mid curdin ah oo aan wali qaan-gaadhin. Marka laga hadlaayo arrimaha doorashada waxa lagu tiriyaa mid muddo kar ah. Maadaama oo uu yahay dalku yaalla Geeska Africa oo ah meelaha aan sidaa weyn loga tix-gelin arrimaha dimu-quraadiyadda. Somaliland dadka arrimaha Geeska siyaasadooda ka faallooda waxay ku sheegen dal isku fillaaday oo aan baahi-baadan ka qabin in laga caawiyo arriamaha ay ka mid yihiin, xagga dhaqaalaha, amniga iyo suggida xudeedaheeda.

Taladii iyo masiirkii dalka waxaa la wareegey Dumar iyo caruur fadhi barada oo siday doonaan ka yeelay qaranimadii iyo jiritaankii Ummada Somaliland.

Waxaa cadaatay in Madaxweynihii shacabku doortay uu hawl gabay iyadoo maanta cimrigiisu yahay sida runta ah 88 sano,waa nin da’ah oo itaal daro u run sheegtay kadib waxaa dhacay in koox isugu jirta Dumar iyo dhalinyaro rag ihi meel dhexe ka qaateen taladii dalka iyagoo jahadey doonaan u jeediyey sidii doon jahadii ka luntay oo biyaha bada sabeyneysa.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS