Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Xidhiidhiyaha Xisbiga Ucid Ee.G.Togdher oo Ku Eedeeyay Maamulka Gobolka Togdheer iyo Degmadda Burco Ceeb Ka Haysata Biriishkii Burco Oo U dhaw Inuu Dumo iyo Fadhi Geeraarka Golaha Deeganka iyo Dayacada Hawlihii Gobolka

Waxaaan Beryihii u Danbeeyaay Il dheer ku hayaay Biriishka Magalaadda Burco Gaar ahaaan Kii qadiimiga ahaa Ama Ku Yaalay SHacabka oo aad ka naxayso markaad marto sidda uu noqday iyo Maamuulkii Gobolka iyo Degmadda Burco Oo ka bixi la Dalxiis Dalka Gudihiisa Halka ay Dayacanyihiin Hawshii ay u igmadeeen shacab weyanaha Burco .\

ninka sheegtey gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee dalka belgiumku haka waantoobo beenta uu ku soo qoaraayo baraha internedka

Bismillaahi raxmaani raxiim. Waxaan halkan aan ka canbaareenayaa ninka mar kasta soo qoraya inuu yahay xisbiga kulmiye ee hadana dhaleecaynaaya dad xukuumada ku jira. waxaa ka khaldan sida wax loo qoro iyo sida wax loo saxo ,waxaan odhan lahaa sxb qoraalka soo baro intaanad masraxa aanad iman wax la akhriyi karana soo qor. intaa ka dib sxb waxaan kaloo kuu sheegayaa wax qabad ayay dadku u baahan yihiin ee looma baahna interned ku dirir ama hadal ma dhaleysaa oo meelahaas laga dhaho.

Daawo Muwaadin Reer Somaliland Ah Oo Muqdisho Xadhig Loogu Geystay Kadib Markii La Ogaaday Inuu Isticmaalayo Baasaboorka Somaliland ( VIDEO )

April 23, 2014 Hargeysa (Cadceed) – Muwaadin Reer Somaliland Oo Muqdisho Xadhig Loogu Geystay Kadib Markii La Ogaaday Inuu Isticmaalayo Baasaboorka Somaliland

Cadceednews Hargeysa

Daawo Muuqaal: Masuul Hay'addaha Samofalka Ka Tirsan Oo Waaxda Socdaalka Somalia Tacadi Kula Kacday Isagoo Basboorka Somaliland Ku Safraya

Cumar Jaamac Faarax, oo ka mid ah Masuuliyiinta hay'addaha Samofalka, islamarkaana ah Muwaadin reer Somaliland ah ayaa Somalia ku takoortay Basboorka Somaliland oo uu sitay, isagoo Xukumadda Somaliland ugu baaqay inay u hawlgasho sidii Basboorkiisa loogu soo celin lahaa.

Daawo Cadceed Tv: Tartanka Bandhiga Heesaha Oo Markii U Horaysay Borama Lagu Qabtay & Wacdarihii La Soo Bandhigay ( VIDEO )

April 23, 2015 Borama(Cadceed) – Daawadayaasha Shabakada Caalamiga ah ee Cadceed.com waxa aanu halkan idiinka soo gudbinaynaa Bandhig Hibeedka Borama oo ay iska kaashadeen Ururka dhalinyarada ee HIRAD iyo Wasaarada Warfaafinta iyo wacyigalinta Somaliland, hadaba Bandhigani Borama Youth Gotalent, hadaba daawasho wacan iyo qaybtii Koowaad.

Wariye: Axmed Farax Barkhad(A.Barakale)
Cadceednews Borama Office.

Somali PM sees risk to his country in Yemen strife

Nairobi, April 23, 2015 omalia’s prime minister warned Thursday that the conflict in Yemen poses dangers across the Gulf of Aden where an influx of refugees is stretching scarce resources and Al-Qaeda militants are eager for support. More than 2,000 refugees have so far arrived in the northern Somali regions of Puntland and Somaliland, with the UN refugee agency preparing […]

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS