Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Madasha wadatashigu waa beel beelna wax ma badasho ee waxaad ku kala biirtaan xisbiyada qaranka somaliland

Waxaa wax lalayaabo ah inay madasha wada tashigu yidhaahdaan waxaan wax ka badalaynaa somaliland sidaas darteed ayaa u leeyahay niman isku reer ahi umada wax ba kama bedeli karaan arintaasi waa foolxumo aadna wey u qaldantahay .

JAWAAB:SULDAAN CAWIL SULDAAN MAXAMED SULDAAN FIIQLE.

Runtii maan jeclayn inaan wax kaa idhaahdo, hase ahaatee, naca iyo nacaybka kaa muuqda, ee kaa soo ifbaxaya, ayaan laba eray kuu odhanayaa.. salaadiinta sacad muuse waxba kamay sheegin ciidagale, ee waxay ka hadleen maamulka madaarka.

Madaarka waxa maamula cid uu siiraanyo dhigtay, manaaha cid loo aanaynayo ciidagale. Adigase waxaa ku haya nac aad u qabto awal, oo aan ahayn dad innaba ku xadgudba reeraha ay walaalayihiin, maamulka madaarka haddii la dhalliilo, macnaheedu maaha ciidagale ayaa loo jeedaa, ee waa maamulka siiraanyo.

Position of the Forum for Unity and Democracy regarding National Commissions

FOR IMMEDIATE RELEASE

The Forum for Unity and Democracy (FUD), in principle, welcomes the formation of the Judicial Service Commission, Independent National Electoral Commission and Boundary and Federation Commission. These commissions, according to the Provisional Constitution must be independent of government or political control and must be competent. The independence and the competence of these commissions are critical, for they serve the needs of all stakeholders, including the electorate, political parties, and civil society groups.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS