Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

DAAWO SAWIRADA:- Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Ka Furay Shirka Isimada Puntland”

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 July 2017 magaalada Garoowe gaar ahaan Hotel Garand kaga qayb galay shirka Isimada Puntland ee xalinta tabashada beesha Tanade Daarood ee Golaha Wakiiladda Dawladda Puntland. Shirkani ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka  Puntland  Egn. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey, Masuuliyiin ka tirsan golaha Wasiiradda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtoyada Puntland, Isimadda Puntland, aqoon yahano, siyaasiyiin iyo marti sharaf kale.

Wiil Reer Boorama Ah Oo Ka Mid Ahaa Maxaabiistii Laga Soo Daayey Jeelasha Itoobiya Iyo Sababtii Uu U Xidhnaa…….

July 25, 2017 Boorama ( Cadceed ) -Maxamed Sacad Muuse oo ku caan ah #Canbe wuxuu ku dhashay Borama 1998 kii isla Borama ku koray aabahii Sacad Muuse( Ina Caana geele) isna waa qof si aad ah Borama looga yaqaan hadana ku nool dalka Maraykanka.
Canbe maxaan ka aqaanay?

Maxamed amiin iyo walaalkii ka wayn Cawaale waxay ahaayeen labo arday oo quraanka si fiican u bartay mudo ayay barashada quranka boodhin Hargaysa ku yaal ugu jireen markii ay quraanka dhameeyeen ayaa Aabahood 2011 kii ila soo xidhiidhay si aan xisaabta iyo Ingiriiska u baro waan ka aqbalay.

U qaabilsanaha Arrimaha Soomaaliya Filand ayaa la kulmay Soomaalida haysata Sharciyada Dalkaas

Kulankaan  uu maanta la qaatay Xogayaha u qaabilsan arrimaha Soomaaliya wasaaradda arrimaha Dibadda ee Dalka Filand  qaar ka mid ah Soomaalida haysata Sharciyada Dalka Filand ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo ay  ka mid yihiin caqabadaha haysta iyo baahiyaha ay qabaan jaalliyada Soomaaliyeed. Intii uu kulanka uu socday ayaa laysku dhaafsaday talooyin,figrado ku qotama baahiyaha, caqabadaha heysta jaaliyada iyo qaabka loga guddbi karo waxayna jaaliyadu inta badan ay ku celceliyeen iney baahi weyn u qabaan hirgilinta xafiis cusub oo logu adeego Dadka heysta sharciga dalka filand.

DAAWO:- Waa Sidee Xaalada Degmada Ceel-afwayn Ee Dagaalku Ku Dhexmaray Beelaha Habar Jeclo Iyo Habar Yoonis

July 25, 2017 Ceerigabo( Cadceed ) -Badhasaab ku xigeenka gobolka Sanaag ayaa ka warbixiyey xaaladihii u danbeeyey ee deegaanka Dararwayne ee degmada Ceel-afwayn oo dhawaan shaqaaqo khasaare sababtay ku dhex martay laba beelood oo wada dega deegaankaasi.

AMISOM and Somali government hold joint meeting on transitioning security to Somali security forces

Mogadlshu- A joint meeting of senior officials from the African Union Mission in Somalia (AMISOM) and the Federal Government of Somalia (FGS) opened in Mogadishu today, to lay groundwork for the transitioning of Somalia’s security from AMISOM to the country’s security forces.

Guddoomiye Jawaari oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka soday Qaramada Midoobay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa qeybta horumarinta ee laanta haweenka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Faadumo Dayib Qaasim oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin horumarinta Haweenka Soomaaliyeed, gaar ahaan haweenka ku jira Baarlamaanka waxaana kulanka oo ay goobjoog ka ahayd  Guddoomiyaha haweenka ee Baarlamaanka.

Turkiga oo qabanaya shir lagu xalinayo Wadamada Khaliijka.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo soo gaba gabeeyay safaro uu ku marayay dalalka Khaliijka ayaa dadaal ugu jira sidii loo soo afjari lahaa khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhaxeeya Qatar iyo Isbaheysiga uu hoggaaminayo Sacuudiga.

Erdogan oo lugtii u dambeysay ee safarkiisa xal u raadinta xiisada khaliijka ku maraya dalka Qatar, isagoo dadaal ugu jira sidii shir fool ka fool ah isugu keeni lahaa labada dhinac.

Al-Shabaab receives weapons in exchange for aid workers in Somalia

The Al-Qaeda associated armed group, Al-Shabaab, yesterday released seven humanitarian aid workers in Somalia, the Anadolu Agency reported.

The aid workers had been taken captive on 16 July near the city of Baidoa, 150 miles southwest of the capital, Mogadishu.

Al-Shabaab released two females and five male aid workers in return for weapons paid as ransom, indicating a negotiated release.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS