Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Golaha Wakiilada Oo Maanta Ansixiyay Labo Wasiir Oo Uu Dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Soo Magacaabay

??????????????????????April,26,2015 Hargeysa(Cadceed)-fadhiga maanta ee golaha wakiilada oo uu hogaaminayay Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Baashe Maxamed Faarax, kalfadhigan oo ay maanta ka soo xaadireen 46 mudane ayaa ajandihiisu ahaa in loo codeeyo Wasiir iyo wasiir ku xigeen uu dhawaan soo magacaabay madaxweyne siilaanyo.

Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda oo sagootiyay da’yar diblomaasiyiin lagu tababari doono dalka Kenya .

Mogadishu: Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Ahmed Ali Mohamed “ Kadiye” ayaa maanta ku sagootiyay Qeybta VIP ee garoonka diyaaradaha Muqdisho illaa iyo 9 shaqaale oo ka tirsan Wasaaradda oo loo tababarayo habmaamuuska iyo diblomaasiyadda . Tababarka oo ay ku deeqday dowladda Kenya, kana socon doona muddo 10 […]

Kooxaha Arsenal VS Chelsea oo Caawa yeelanaya Kulan aad u xiiso badan

Arsenal iyo Chelsea ayaa caawa ciyaaraya kulan ciyaareed aad u xiiso badan, iyadoo kooxda Arsenal ay doonayso inay caawa ka badiso Kooxda Celsea , maadaama xiliyadii dambe laga badinaayay. Kulanka maanta labada kooxood muhim ayuu u yahay, laakiin Chelsea haddii ay badiso waxa ay hal gacan ku soo qaban doontaa dhegta koobka horyaalka iyadoo u […]

“Raysal Wasaare Sharmaake”Waxaa Noo Qorsheysan Dhismaha Maamul U Sameynta Gobollada Hiiraan Iyo Shabeellaha Dhexe

Cumar-Cabdirashiid-Cali-SharmaarkeApril,26,2015 Muqdisho(Cadceed)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya,Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa sheegay in Xukuumaddu ay dadaal ugu jirto dhismaha maamul ay yeeshaan gobolada Hiiraan iyo Shabelaha dhexe iyo ka mira dhalinta shirka Cadaado ka socda ee maamul loogu sameynayo bulsh

TOP War Cabsi ah oo laga soo sheegayo Baydhabo & Qaraxyo laga…

Ciidamada amaanka ee maamulka koofur galbeed iyo kuwa Ethiopia ayaa magaalada Baydhabo ka wada baaritaanka dad la sheegay iney doonayaan falal amni daro oo ka dhaca Baydhabo.

Laamaha amaanka ayaa sheegay iney ka warheleen rag wata gaadiid ay ku xeran yihiin waxyaabaha qarxa oo qaraxyo ka geysan raba magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

Maalintii shalay wasaarada amniga dowlada Soomaaliya ayaa so saartay digniin ku aadan in la helay xog sheegeyso in Alshabaab ay qorsheynayaan falal amni daro oo ay ka geysteen goobaha dadweynaha ku badan yihiin.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS