Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Xildhibaan C/qaadir Jibriil Tukaale ayaa sheegay in sharcigii iyo jiritaankii Xukuumaddani wax yari ka hadhsan yahay, isla markaana aanay wax heshiis ah geli karin marka la gaadho wakhtigeeda

April 24, 2015 Hargeysa (Cadceed) – Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xildhibaanada Mucaaradka ayaa sheegay in sharcigii iyo jiritaankii Xukuumaddani wax yari ka hadhsan yahay, isla markaana aanay wax heshiis ah geli karin marka la gaadho wakhtigeeda, isla markaana ay hadda khalad tahay in Dekada Magaalada Berbera ay Shirkad ku wareejiso, ama heshiis kula gasho.

Naflaha oo la Saaro Tan Ka weeyn Maxeey Sababtaa(Sawiro)

Muqdisho(Bartamaha)Guud ahaan halka soomaalida ay dagto waxa ay isticmaalaan Xooga Dameerka hadana waxa ay u isticmaalaan si kabaxsan xuquuqda nafsada Xayawaanka . Dameerku Waa noole u baahan in la ixtiraamo Culumaduna waxa ay sheegaan in Qiyaamaha la isweeydiin doono sida aad ula dhaqanto. hoos ka daawo Sawiro qaabka xad dhaafka ah oo ay u isticmaalaan […]

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS