Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Alshabaab oo la beeniyay iney ku dhuumaaleystaan xeryaha Dhadhaab

Maxamed Colow Odawaa, oo ah taliyaha amaanka ee xeraada IFO oo kamid ah shanta xero ee Dhadhaab ayaa beeniyay dambiyada ay ku eedeysay dowlada Kenya dadka degen xeryaha Dhadhaab oo ah in Alshabaab ay isku qariyaan Dhadhaab.

Odowaa, oo sidoo ah afhayeenka gudiga amaanka ee xeryaha Dhadhaab ayaa sheegay in xeradaasi ama dal kale ay tagi karaan dad xun iyo kuwo wanaagsan laakiin dowlada waajib uu ka saran yahay xaqiijinta amaanka.

Macalimiin Kenyan ah oo laga Afduubtay Mandhera

Mandhera- – Koox la Tuhunsanyahay in ay ka tirsan yihiin Malleyshiyaadka Al-shabaab ayaa ka Afduubtay Magaalada Mandhera Laba Macallin oo Kenyan ah.Guddoomiyaha deegaanka Mandhera Alex Nkoyo ayaa Xaqiijiyey Afduubka Labada Macallin, wuxuuna intaas ku daray in Magacyada Labada Macallin ee la Afduubtay uu dib kasoo Sheegayo.

Mid ka mid ah Beelaha dega Gobollada Dhexe oo Taageertay Shirka ka Socda Cadaado

Kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxgaradka beel ka mid ah beelaha dega gobolka Galguduud oo ay ka qaybgaleen siyaasiyiin, aqoonyahano, odayaal dhaqan, wax-garad iyo ururradda bulshada ayaa lagu taageeray shirka maamul u sameynta Gobollada Dhexe ee ka socda degmada Cadaado.

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Meeqaamsare Loogu Dhaweeyay Magaalada Edmonton ( SAWIRRO )

April 26, 2015 Edmonton (Cadceed) – jaaliyada Somaliland ee Edmonton oo si diiran xalay ugu soo dhaweeyay Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil ( Saylici ) iyo wefti uu hogaaminayay magaalada Edmonton.

Waxaa taariikhdu markay ahayd 24-04-2015 lagu soo dhaweeyey magaalada Edmonton ee wadanka Kannada madaxweyne Ku xigeenka Somaliland muddane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil ( Saylici )

Reer Lughaya oo Ka Qaylyay Ciidan Dhulboob ah iyo Jabhada ARAA oo ka jawaabtay Daawo

Somaliland:The Pre-Modern Style of Tribalism against the Modern Style of Democracy

mapThe political history of the flora and fauna exposes that around 95.13% of the 248 dependent territories and independent states have been colonised by the Western countries, mostly in Britain, which invaded more than 90% of the world countries, although not fully colonised. Britain conquered 223 territories, but officially colonised more than 80 countries in the biosphere.

Somaliland ranked 91 Among the Happiest Nations in the World

somaliland flagBy Goth Mohamed Goth

Somaliland has being ranked the 91st happiest nation in the world in a report reviews the state of happiness in the world today and show how the new science of happiness explains personal and national variations in happiness. They reflect a new worldwide demand for more attention to happiness as criteria for government policy.

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS