Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

Daawo “Madaxweyne Waxba Kama Qabno Hal Sanno Oo Aad Kursiga Sii Joogto Laakiin, Dadkan Kugu Xeeran Ee Waswaas Iyo Khanaas Labada Dhagood Kaaga Haya Masiirka Umadda Ha Ugu Talo Gayn” Cali Guray ( VIDEO )

April 23, 2015 Hargeysa (Cadceed) – Gudoomiye xigeenka 3-aad ee Xisbiga Ucid, Mujaahid Cali Guray, ayaa farriimo muhiim ah u diray Madaxweyne Siilaanyo, kuwaasi oo ku saabsan inuu daacad ka ahaado doorasho dalkani ka qabsoonta.

Cadceednews Hargesa

Suldaan Yuusuf Muuse Oo Ka Hadlay Mashruuca Togwajaale,Dilkii Seemaal iyo Midnimada Gadabursi

suldaankaBoorama(Awdalpress) Suldaan Yuusuf Muuse gasle ayaa maanta shir jaraaid ku qabtay gudaha magaalada Boorama waxaanu ka hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin beeraha togwajaale oo uu sheegay in maamulka Somaliland hab dowladnimo uga qaaday isla markaasina la siiyey beelo kale iyo ciidamo beeleedyo .

Halka Ka Daawo :

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS