Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

5 terrorist militants killed, the operation comes to an end

At least five terrorist militant group of Al-Shabaab were on Friday evening killed after two car bomb attacks in Mogadishu, SONNA reported. Mohamed Abukar Islow, Minister of Internal Security of the Federal Republic of Somalia told Somali National News Agency that the operation against the terrorist fighters were completed successfully. He added that he would […]

Wasaarada Amniga oo Ka Hadashay Weerarkii Muqdisho.

Wasaaradda Amniga” Waxaan dilnay 5 dagaallame oo Alshababa ah weerarkana waala soo afjaray”

Wasaaradda amniga dowladda soomalia ayaa hadda shaacisay in lasoo gaba gabeeyay weerar dagaalamayaal alshabaab ka tirsan ay soo qaadeen waxaana afhayeenka wasaaradda amniga c/casiis xildhibaan uu warbaahinta u sheegay in ciidamada ammaanka ay dileen ilaa 5 dagaalame oo alshabaab ka tirsan kuwaasi oo ciidamada ammaanka dagaal la galay.

Afhayeenka wasaaradda amniga waxaa uu sheegay in wasaaradda amniga ay wado qiimeynta qaraxyadii iyo weeraradii cawada ka dhacay muqdisho.

Wararkii ugu dambeeyay ciidamada oo soo afjaray howlgalladii caawa

Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan ilaalada Madaxtooyada Qaranka ayaa caawa soo afjaray howlgallo ay kaga hortageen dhagar qabayaal ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab oo weerar ku soo qaaday baro koontarool oo laga soo galo Madaxtooyada. Ciidamada ayaa xaqiijiyay inay toogasho ku dileen ilaa iyo shan ka tirsan Al-Shabaab oo soo xirtay darees loo ekeysiiyay kuwa ciidamada […]

Ciidamada ammaanka oo ka hortagay qaraxyo lalala damacsanaa in shacabka lagu waxyeeleyo

Saraakiisha ammaanka ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiayay in qaraxa koowaad uu ka dhacay Barkinkga gawaarida ee Dorbin Hotel,EX Baar FIAT, sidoo kale Gaari  saarnaa waxyaabaha qarxa ayaa isku dayay in uu xoog ku soo gudbo Bar-koontrol oo ay ciidamadu ku leeyihiin Sayidka,c iidamada oo horey uga feejignaa gaariga ayaa u suuro gashey in ay rasaas […]

BREAKING: 2 blasts, gunfire rock Somalia’s capital

MOGADISHU, Somalia (AP) — A Somali police official says two car bomb blasts have rocked the capital, Mogadishu, followed by sustained gunfire. Three people have been killed. Capt. Mohamed Hussein says the first blast, apparently caused by a suicide car bomber, occurred near Somalia’s intelligence headquarters. The second blast occurred near parliament’s headquarters, where security […]

Pages

Subscribe to Somali News Network - Magaalo.com RSS